macaanow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

Macnaha:

  1. 1. Wax macaan noqosho (cunto, cabbitan). 2. Qof dabci wanaagsan noqosho. ld macow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. ld macaanow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur