macaanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg macaanow. ld macaanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macaanow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

Macnaha:

  1. 1. Wax macaan noqosho (cunto, cabbitan). 2. Qof dabci wanaagsan noqosho. ld macow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macaanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg macaan³. ld macaanaansho, macaani (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur