macaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld macaan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
macaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhadhanka sonkorta, malabka, xalwada iwm. 2. Dhadhan kasta oo carrabku jeclaysto.eeg mac². ld macaansho, maci.1. Wax dhadhan carrabku aad u jeclaysto leh ahaansho (cunto, cabbitan). 2. Qof aad u dabci wanaagsan ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00