macaan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Dhadhanka sonkorta, malabka, xalwada iwm. 2. Dhadhan kasta oo carrabku jeclaysto.
- eeg mac². ld macaansho, maci.
- 1. Wax dhadhan carrabku aad u jeclaysto leh ahaansho (cunto, cabbitan). 2. Qof aad u dabci wanaagsan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

