macaariifQaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine PluralMacnaha:eeg macruuf.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
macruufQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Ixsaan; wanaag; samafal. 2. (-fyo/-caariif, m.dh) M. ah: qof aad loo yaqaan, caan. 3. ld macriifo. Xiriir aan saaxiibnimo gaarsiisnayn oo cid ka dhexeysa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0