macruuf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ixsaan; wanaag; samafal. 2. (-fyo/-caariif, m.dh) M. ah: qof aad loo yaqaan, caan. 3. ld macriifo. Xiriir aan saaxiibnimo gaarsiisnayn oo cid ka dhexeysa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ixsaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wanaag cid loo galo. ld isxaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wanaag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wixii fiican oo waxtar leh; samo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

samafal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wanaag iyo taageero cid loo sameeyo.
  2. Qofka u shaqeeya daryeelka beenii-aadamka dartiisa, yareeya waxyeelayntiisa, dib u habeeya sharciyada ku saabsan ciqaabta.
  3. Taageero iyo wanaag cid u samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macriifo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld macriifad. 2. ld macruuf (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur