macaluulid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg macaluul². ld macaluulis².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macaluul

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhuubnaan ama xayeesinnimo ku dhacda nafleyda oo ka dhalata nafaqadarro.
  2. Naflay nafaqo-darro ama jirro darteed u caatoobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macaluulis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld macaluulin.
  2. ld macaluulid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur