macaluulQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhuubnaan ama xayeesinnimo ku dhacda nafleyda oo ka dhalata nafaqadarro.Naflay nafaqo-darro ama jirro darteed u caatoobid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0