macawisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-syo, m.l)Macnaha:Maro, inta badan midabbo leh, labada daraf iskaga tolon oo raggu qaarka hoose ka xirtaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0