dhigan
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)
Macnaha:
- 1. Wax la kaydiyey noqosho. 2. U dh.: wax, wax kale la qiima ah noqosho. Tus. “Macawistu waxay u dhigantaa shaalka”.
- 1. Wax la qoray ahaansho. 2. U dh.: wax, wax la qiima ah ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

