miciinidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg miciin². ld maciin¹, maciinid, miciin¹.
miciinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Waxtar, kaalmo, gargaar, jimic, jixinjix. 2. ld miciinid. ld maciin¹.Cid gargaar u fidin. ld maciin².