macnayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg macnee. ld macnays, micnayn, micnays.

macnee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)

Macnaha:

  1. 1. Ulajeeddada erey ama hadal sheegid. 2. Wax sharaxooda sheegid. 3. Is m.: wax muhiin ah iska dhigid (qof).

macnays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld macnayn.

micnayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld macnayn.

micnays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld macnayn.