macnee
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)
Macnaha:
- 1. Ulajeeddada erey ama hadal sheegid. 2. Wax sharaxooda sheegid. 3. Is m.: wax muhiin ah iska dhigid (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

