madaafiic

Qaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural

Macnaha:

  1. eeg madfac.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

madfac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo/-daafiic, m.dh)

Macnaha:

  1. Qalab hubka waaweyn oo lagu dagaallamo ka mid ah, ka samaysan birlab ama macdan kale oo adag, lehna dhuun dheer oo ay ka ridmaan jaliilado qarxada oo wax guba waxna burburiya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur