madaddaalinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg madaddaali. ld madaddaalis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
madaddaaliQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Cid maawelin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
madaddaalisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Maaweelinta cid la maaweeliyo. 2. ld madaddaalin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0