madax-adaygidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg madax-adayg².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
madax-adaygQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Wax ka dhaadhicid la'aanta qof ku sugnaado, garmaqaatenimo.1. Ka m.: wax samayntooda diidid. 2. Ku m.: wax ku adkaysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0