madaxshub
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Sadaqo loo bixiyo qof haween ah oo dhintay. 2. Allabbari haweenku bixiyaan marka ay soo sid-dhaweeyaan; kuraysi; taraaraysi; sagaalaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

