madaxtus
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Tegidda la tago meel hawl laga hayo iyadoo aan la doonayn in laga qayb qaato. 2. Kormeer aan toos ahayn oo cid hawl haysa lagu sameeyo. ld madaxtusid.
- 1. Meel hawl laga hayo,iyadoo aan la doonayn in laga qayb galo, tegid. 2. Cid hawl haysa kormeer aan toos ahayn ku samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

