madaxtusid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg madaxtus². ld madaxtus¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

madaxtus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Tegidda la tago meel hawl laga hayo iyadoo aan la doonayn in laga qayb qaato. 2. Kormeer aan toos ahayn oo cid hawl haysa lagu sameeyo. ld madaxtusid.
  2. 1. Meel hawl laga hayo,iyadoo aan la doonayn in laga qayb galo, tegid. 2. Cid hawl haysa kormeer aan toos ahayn ku samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur