madhalennimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Awoodid la'aan ilmo dhalidda oo ka timaadda ama bacrin la'an ama qof dhali karey oo qalliin lagu sameeyey oo si ula kac ah ama aan ula kac ahayn wax u gaareen mid ka tirsan xubnaha taranka. ld madhaleysnimo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

madhaleysnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld madhalennimo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur