madhaleysnimoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld madhalennimo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
madhalennimoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(daaw.) Awoodid la'aan ilmo dhalidda oo ka timaadda ama bacrin la'an ama qof dhali karey oo qalliin lagu sameeyey oo si ula kac ah ama aan ula kac ahayn wax u gaareen mid ka tirsan xubnaha taranka. ld madhaleysnimo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00