madiix
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-daa'iix, m.dh)
Macnaha:
- 1. (dii.) Gabay ama hees cid aad loogu ammaano. 2. Cod wanaagsan oo dheguhu jecleystaan.
- 1. (dii.) Gagay ama hees cid aad ugu ammaanid. 2. Cod macaan oo dheguhu jeclaystaan ku dhawaaqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

