Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg madiix².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-daa'iix, m.dh)
Macnaha:
1. (dii.) Gabay ama hees cid aad loogu ammaano. 2. Cod wanaagsan oo dheguhu jecleystaan.
1. (dii.) Gagay ama hees cid aad ugu ammaanid. 2. Cod macaan oo dheguhu jeclaystaan ku dhawaaqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur