madoobaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg madoobow. ld madoobaan.

madoobow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-baaday, -baatay)

Macnaha:

  1. 1. Wax midib madow leh noqosho. 2. Uurkutaallo darteed midab madow yeelasho.

madoobaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg madow². ld madoobaansho.