madoobow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-baaday, -baatay)

Macnaha:

  1. 1. Wax midib madow leh noqosho. 2. Uurkutaallo darteed midab madow yeelasho.