magad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld meged.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

meged

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-gdo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Harag la hoolay oo asal iyo waxyaalo kale lagu jilciyey. 2. Asalka wax magdiyo. 3. Geed-gaab leh caleemo yaryar oo qodxo leh, oo jiliftiisa haragga lagu megdiiyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur