meged
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-gdo, m.l)
Macnaha:
- 1. Harag la hoolay oo asal iyo waxyaalo kale lagu jilciyey. 2. Asalka wax magdiyo. 3. Geed-gaab leh caleemo yaryar oo qodxo leh, oo jiliftiisa haragga lagu megdiiyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

