magangelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg magangal². ld magangal¹.

magangal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld magangelid.
  2. 1 (-alay, -ashay; -geli) Cid magan u noqosho (qof).