magangooye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof magangelyada gooyo. 2. ld magaggooye.

magaggooye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Cayayaan jiraca u eg, kase weyn oo kolkii la cariyo ur aad u qurmuun sii daaya; noole ura. ld magangooye (2).