nooloo-ure

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Jinac weyn; magangooye. ld noole-ure.

magangooye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof magangelyada gooyo. 2. ld magaggooye.

noole-ure

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld nooloo-ure.