magniisiyam

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-mo, m.dh)

Macnaha:

  1. (kiim.) Summad Mg. Curiye fudud oo bir ah; curiyaha labaad ee ururka II ee tusaha kalgalka curiyayaasha (biro dhul alkaliin). M. waa curiye muhim u ah warshadaha sababta oo ah waxay xubin weyn ka tahay birdhafyada fudud (marka lagu daro aluumiiniyam iyo sink).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur