magoog
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Tacabka beeraha. 2. M. ah: geed har weyn leh geed-saar ka dulbaxay. 3. Qof aan waxtar lahayn. 4. ld magoogid.
- Daash, geed iwm har u yeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

