magoogQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Tacabka beeraha. 2. M. ah: geed har weyn leh geed-saar ka dulbaxay. 3. Qof aan waxtar lahayn. 4. ld magoogid.Daash, geed iwm har u yeelid.