magoolid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg magool². ld magoolin.

magool

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. ld magoolayaal.
  2. Geedo caleen bixin xilli aan roob jirin; fufid. ld magooli.

magoolin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld magoolid.