mahadcelin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mahadceli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mahadceli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. U m.: cid abaal gashay u mahadnaqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur