shugri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Mahadcelin.
  2. Ku sh.: cid u mahad celin.

Lamidka: Mahadcelin

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mahadcelin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mahadceli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur