mahadnaq
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Ereyo xushmad iyo qaddarin loo jeediyo cid samafashay. 2. ld mahadniqid.
- U/ku m.: cid samafashay ereyo xushmad iyo qaddarin leh u jeedin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

