mahadniqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mahadnaq². ld mahadnaq¹ (2), mahdnaqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mahadnaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ereyo xushmad iyo qaddarin loo jeediyo cid samafashay. 2. ld mahadniqid.
  2. U/ku m.: cid samafashay ereyo xushmad iyo qaddarin leh u jeedin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur