maharQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld meher.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
meherQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Heshiis diini ah oo isu xira nin iyo naag isguursanaya. 2. Maal naag la guursanayo lagula heshiiyo oo ay si sharci ahaan ah ninka ugu yeelato. ld mahar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00