majagororQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld manjagororid.ld manjagoror².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
manjagororidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg manjagoror². ld majagoror¹, majagororid, mijagoror¹, mijagororid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
manjagororQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Daal taagnaan badan ka dhasho. 2. ld manjagororid.Taagnaan badan darteed ku daalid. ld majagoror², mijagoror², minjagoror².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0