majaraaf

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld masharaaf.

masharaaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-fo, m.l)

Macnaha:

  1. Tuubbo dheer oo macdan ama balaastig ah, guryaha dushooda ka soo dejisa biyaha roobka oo keenta dhulka si aan biyuhu guriga wax u yeelin; maracaad; manjarrar. ld masharafad.