masharaaf
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-fo, m.l)
Macnaha:
- Tuubbo dheer oo macdan ama balaastig ah, guryaha dushooda ka soo dejisa biyaha roobka oo keenta dhulka si aan biyuhu guriga wax u yeelin; maracaad; manjarrar. ld masharafad.

