makaabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-byo, m.dh)Macnaha:Qoryo ama tiirar afka laga saaro ceelasha, si ay u sahlanaato shubiddooda; xakab.Ceel makaab afka ka saarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xakabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qoryo ceelka afka laga saaro; makaab. 2. Sallaanka meelihiisa cagta la saa-ro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0