makaabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg makaab².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

makaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qoryo ama tiirar afka laga saaro ceelasha, si ay u sahlanaato shubiddooda; xakab.
  2. Ceel makaab afka ka saarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur