makhoor
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Hab doonyaha shiraaca leh u socdaan marka ay aadayaan jihada ay dabayshu ka imaaneyso iyagoo hadba dhan isu dadbaya. 2. ld makhoorid.
- Doon shiraac leh aadid dhanka dabaysha ka imaaneyso iyadoo hadba dhan isu dadbeysa. ld mokhoor².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

