mokhoorQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:ld makhoorid.ld makhoor².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
makhooridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg makhoor². ld makhoor¹, mokhoor¹, mokhoorid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
makhoorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hab doonyaha shiraaca leh u socdaan marka ay aadayaan jihada ay dabayshu ka imaaneyso iyagoo hadba dhan isu dadbaya. 2. ld makhoorid.Doon shiraac leh aadid dhanka dabaysha ka imaaneyso iyadoo hadba dhan isu dadbeysa. ld mokhoor².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0