mala-awaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mala-awaal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mala-awaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wax aan la hubin oo male ku dhisan.
  2. Wax aan la hubin qiyaasid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur