wad

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1

Isrogrogga: (-day, -dday)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Xoolo, dad iwm meel ay joogeen ka kaxeyn. 2. Gaadid (markab, baabuur, iwm) meel ka kaxayn. 3. (f.g) Hawl la hayey sii fulin. 4. (f.mg) Ku w.: wax mala-awaalid. Tus. “Waxaan ku wadaa in uu maanta cali imaan doono”.
  2. ld wed¹.

wed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geeri; dhimasho. ld wad.
  2. Wax dilid.