malaakhad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Ul yar, dheer oo madax ballaaran leh oo soorto marka la karinaayo lagu walaaqo; irbe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

irbe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Ul yar, dheer, oo madax ballaaran leh, oo soorta marka la karinayo lagu walaaqo; malaankhad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur