malkad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Kal yar oo wax lagu tumo.
  2. (muus.) Nooc ka mid ah qalabka muusikada oo la afuufo badanaana loo isticmaalo xafladda istunka. 2. Calaamad caan ah oo wax leeyihiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur